Heshiis ku saabsan qeybta saddexaad ee dhismaha wadada laamiga ee Baladweyne oo la kala saxiixday.

0
65

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Duqa magaalada Baladweyne Nadar Tabaax Maalin iyo mid ka mid ah maamulka shirkadda dhismaha adeegsan ayaa kala saxiixday dhismaha wada ka bilaabata agagaarka saldhiga booliska islamarkana aada dhanka buundo weyn, kuna eeg aargada Sheekh Xassan Barsane.

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Ahmed Tima Cadde.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here