Xiddigaha Goolasha Ugu Badan Ka Dhaliyay Final Champions League

0
52

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In uu xiddigu gool ka dhaliyo champions League waa mid aad Muhiim u ah. Xiddig kasta oo kubada cagta ah waxa uu jecelyahay in uu magaciisu ka soo muuqdo gooldhaliyayaasha champions league.

Xiddiga Cristiano Ronaldo ayaa ah xiddiga goolasha ugu badan ka dhaliyay Final champions league taariikhda tartanka.

Xiddiga ayaa dhaliyay 4 gool final champions league isaga oo ah xiddiga ugu badan.

Waxa ku xiga xiddiga reer Wales ee Gareth Bale kaas oo dhaliyay 3 gool final champions league.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here