WARARKA Qaar ka mid ah Xujayda Soomaaliyeed oo baaritaano Caafimaad loogu Sameeyay Makka. By admin - June 1, 2025 0 62 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha Islaamka Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa diyaarisay dhaqaatiir baaritaano caafimaad ku sameeya xujeyda ku xanuunsaneysa dalka Sacuudiga. waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/06/CABDICASIIS-SACUUDIGA.mp3 Share this:FacebookX