Maalinta Caalamiga ah Ee Waalidka oo Maanta laga Xusayo Dunida.

0
36

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waa maalin ay Qaramada Midoobay ku dhawaaqday sanadkii 2012, si dunidu u qirto una qadariyo kaalinta muhiimka ah ee waalidiintu ka qaataan nolosha ubadka, bulshada, iyo horumarka jiilka cusub.

Maalintan waxay inoo xusuusinaysaa waalidiinta oo ah tiirarka ugu adag ee nolosha qoyska. Iyaga ayaa na barbaariyay, na hagay, na difaacay…
Qaramada Midoobay waxay leedahay: “Waalidiintu waa tiir-dhexaadka horumarka bulshada.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here