Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle ayaa dadaal xooggan ugu jirta sidii loo xakameyn lahaa fatahaadaha uu sameynayo webiga Shabelle, gaar ahaan buqda ka kabaxaday tuulada Baareey oo hoos timaadda Dagmadda Jowhar, caasimadda dowlad goboleedka Hirshabelle.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.