Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Nabadda waa xaalad ay kuwada nool yihiin bulsho, qaran, ama duni iyadoo aysan jirin colaado, dagaal, iyo khilaafaad. Waxayna ka dhigan tahay isu-tanaasul, wada-noolaansho, iyo iskaashi si loo gaaro horumar iyo xasillooni.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.