Maxkamadda Gobolka Mudug oo dhul sifo sharci daro loo heystay ku wareejisay qoyskii lahaa.

0
28

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha maxkamadda gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Galmudug Abuukaate C/risaaq Cali Yuusuf ayaa ku wareejiyey Axmed Nuur Cismaan Cali Barre dhul milkiyaddiisu uu lahaa balse muddo ka badan 10 sano xoog looga heystay sida ay sheegtay maxkamadda ka dib markii maxkamaduhu ay u xukumeen dhulkaasi in milkiyaddiisa ay leeyihiin Axmed Nuur Cismaan Cali Barre iyo dad kale oo Soomaaliyeed.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here