Kulan ciyaareed udhaxeeyay xiddigaha qaaradda Afrika iyo Soomaaliya oo ka dhacay Muqdisho.

0
42

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa garoonka kubadda cagta ee Stadium Muqdisho lagu qabtay kulan ciyaareed xiisa badan oo Xidigaha Halyeeyadii hore ee Qaaradda Afrika oo Soomaaliya booqasho ku yimid ay la cayaareen Xidigaha halyeeyada Soomaaliya.

Waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here