Wasiirka Waxbarada KG oo kormeeray Goobaha waxbarashada Degmada Afgooye .

0
60

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka wasaarada waxbarshada maamulka koonfur galbeed Somalia iyo Masuulin kale ayaa garay degmad afgooye EE gobolka shabellah hoose Wafdiga wasiirka iyo masuulin kale ayaa waxaa halkasi si weyna ugu soo dhaweyay Gudoomiyah gobolka shabellah hoose oo ay wehliyaan maamulka degmad afgooye gudoonka waxbarshada degmad iyo qeybah Kala Duwan ee bulshada.

Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here