Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Degmada Ceeldheer ayaa markii ugu horeysey yeelatey Saldhig Booliis ka dib markii ay ciidanka Xooga dalka ay dib ula wareegaanka sanadkii hore xariga ayaana laga jarey ka dib qalabeyn iyo dhismo balaaran oo lagu sameeyey
Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen