Dhalinyarada Soomaaliyeed oo Lagu Booriyay In Dalkooda Ku Kalsoonaadaan

0
39

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Dhalanyarada Soomaaliyed oo ayaa burburki dowladdi dhexe kadib waxa ay noqdeen kuwa inta badan dalka iskaga haymay iyagona qarkood galay safara halis badan oo badankood naftoda ku wayeen Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Jubbaland Axmad Xuseen Baraki ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay dalkooda aaminaan kana shaqeeyaan horumarkiisa.

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here