Jowhar ( Radio Isnaay ) – Horumarinta deegaanku waa xaalad masuuliyad gaar ah saaraysa dadka ku dhex nool bi’ada, deegaanka oo ka kooban qeybo badan oo isugu tagay ayaa horumarin iyo ka war qab kaga bahan dhinacyada nadaafadda, dhirta iyo horumarinta koobaha danta guud.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.