Bulshada Dhoobley oo loogu Baaqay Horumarinta Nabadda deegaanka.

0
35

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Marka la soo hadal qaado erayga Nabad, qof kastaba waxaa islamarkiiba ku soo dhacaya qiimaha ay nabadu u leedahay Guud ahaan nolosha aadanaha, oo ay muhiim tahay in mar walba qofku ku noolaado Nabad waarta inta wakhtigiisa uga dhiman.

waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here