Munaasabad lagu soo Bandhigayay Qorshaha Magaaleynta oo lagu qabtay Warshiikh.

0
30

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabadan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa ka dhacday xarunta maamulka degmada Warsheekh, taasoo si rasmi ah loogu soo bandhigay lana daahfuray naqshadda cusub ee Qorshe Magaaleynta Degmada Warsheekh.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiacsiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here