Kulanka wadatashiga diyaarinta qorshaha horumarinta Maaliyadda oo lagu qabtay Jowhar.

0
15

Jowhar -( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Maaliyadda ee Dowladda Hirshabelle ayaa maanta magaalada Jowhar ku qabatay kulanka wadatashiga qorshaha horumarineed ee shanta sano ee soo socota (2025–2029). Kulankan oo muhiimad weyn u leh jihaynta horumarka dhaqaale ee maamulka, ayaa lagu lafaguray aragtiyada kala duwan ee bulshada si loo dhiso qorshe istiraatiiji ah oo dhab ah.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here