Gaadiidka Gurmadka deg dega oo lagu wareejiyay guddiga arrimaha Xajka Soomaaliya.

0
5

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddiga dowladda Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Xujeydaayaa maanta si rasmi ah loogu wareejiyey gaadiid gurmaddegdeg ah oo si buuxda u qalabeysan, kuwaas oo loogu talagalay in lagu daryeelo caafimaadka muwaadiniinta Soomaaliyeed inta lagu guda jiro gudashada waajibaadka Xajka ee sanadkan.

waxa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here