Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Barbaarinta carruurta waa habka waalidiinta ay uga gacan siiyaan ubadkooda kobcinta jirkooda, maskaxdooda, waxbarashooda iyo dhaqankooda. Waa masuuliyad culus oo u baahan dulqaad, faham, iyo qorsheyn. Barbaarin wanaagsan waxay horseedi kartaa bulsho caafimaad qabta, dad leh anshax suuban iyo aqoon sare leh.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Mxamed.