Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabad si heer sare ah loo agaasimay ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka taas oo lagu dhirigalinaayay arday dhameysatay barshada xirfadda korantada ee Macadka Banaadir.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.