Milos Kerkez Oo Heli Doona Numberkiisa Riyada Ee Liverpool.

0
6

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Milos Kerkez ayaa laga yaabaa inuu  helo Numberka riyadiisa hadii uu ku biiro kooxda Liverpool.

Kerkez ayaa ku sii dhawaanaya inuu u dhaqaaqo Anfield, kadib wacdaro ka dhigay Bournemouth.

Liverpool ayaa suuqa kala iibsiga xagaagan ka dhigatay saxiix cusub oo daafaca bidix ah.

Xiddiga Robertson ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed aad u liita taas oo shaki galisay awoodiisa in uu noqdo dookha 1-aad.

Kerkez ayaa si degdeg ah u noqday bartilmaameedka ugu sarreeya ee Reds ka dib markii uu wacdaro ka dhigay Cherries.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here