Masuuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo kormeer ku tagay Buqda Baarey oo ay ka socoto Fatahaada Wabiga

0
40

Jowhar – ( Radio Isnaay ) Gudoomiye Ku Xigeenka labaad ee Baarlamka Hirshabelle wasiirka Wasaaradda Maareynta Masiiboyinka Maamulka Hirshabelle iyo masuuliyinka socda maamulka gobolka iyo kan dagmada ayaa Kormeerku tagay Tuulada Baarey Oo Dhowaan Uu fatahaadka Sameyey Webiga Shabelle.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here