Jowhar(Idaacadda Isnaay) Magaalada Garoowe ee xaruunta Maamulka Putland ayaa martigelisay kulan muhiim ah oo diirada lagu sarayay halista Tahriibka iyo saameynta qotoda dheer ee uu ku reebayo nolosha Dhalanyarada Soomaaliyeed.
Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibraahim