Tababar ku saabsan Xallinta khilaafaadka oo lagu qabtay Degmada Cabudwaaq

0
38

Jowhar – ( Radio Isnaay ) Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Galmudug oo kaashanaysa Hay’adda Horncenter Dialogue ayaa degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud ka daahfurtay tababar ku saabsan dhex-dhexaadinta, xallinta khilaafaadka, iyo waxbarashada madaniga ah ee bulshada.

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here