Jowhar – ( Radio Isnaay ) Wabiga Shabelle ee mar tuulad baarey oo hoostimada magalad jowhar ayaa ku fatahay tuladasi taasi oo sababtay khasaare baaxad leh oo gaaray Gabi ahaanba dagalayadii u beeranaa sanadkan dadka beerleyda ah.
Waxaa SooJeedineysa:Sahra Cabdi Xuseen