Jowhar – ( Radio Isnaay ) Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray idaacadda maxalliga ah ee Radio Isnaay, oo si weyn uga qayb qaadaneysa horumarinta wacyigelinta bulshada, gaar ahaan kor u qaadista codka haweenka iyo horumarinta arrimaha bulshada.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.