Guddiga doorashooyinka Qaranka oo ku dhawaaqay in la kordhiyay maalmaha ololaha isdiwaangalinta Codbixiyaasha.

0
20

Jowhar – ( Radio Isanay ) – Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane C/kariin Axmed Xasan, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee Guddiga Doorashooyinka Qaranka. ayaa shaaciyay in muddo 30 cisho oo dheeri ah lagu kordhiyay ololaha diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha si fursad dheeraad ah loo siiyo muwaadiniinta aan weli iska diiwaan-gelin.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here