Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaaraha Dalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, qaar ka mid ah madaxda Maamul Goboleedyada Dalka, masuuliyiin iyo marti kala duwan ayaa ka qeyb galay daahfurka Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka oo ah mid ballaaran.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdiacsiis Xasan.