Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Beeraha Hirshabelle ayaa Abuurka beeraha qeybihiisa kala duwan uqeybisay iskaashatooyinka Mustaqbal iyo Wadajir ee ka kala dhisan tuulooyinka Xaaji Buube iyo Jameeco Shiin ee degmada Buuloburde, gobolka Hiiraan.
Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.