JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Sare U Kac Balaadhan oo Dhanka Qudaarta ah ayaa laga Dareemayaa Suuqyada Qudaarta Lagu iibiyo Magaalada Dhoobley islamarkaana saameyn ku yeeshay dhaq-dhaqaaqa Guud ee Suuqa iyadoo Sare U kacan ay ganacstadu u sababeeyeen Roobkii guga oo ka Da’ay kana curtay Guud ahaan Somaliya iyo sido kale dalka keenya oo ay qudaarta uga iman jidhtay Magaalada Dhoobley.
Cabdicasiis Xasan ayaa soo jeedinaya