WARARKA Isbadal dhanka Qiimaha Qudaarta oo laga dareemayo Suuqyada Jowhar. By admin - May 13, 2025 0 42 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay )- Roobabkii xoogga badnaa ee maalmahan ka da’ayey gobolkan shabellaha dhexe ayaa si weyn u saameeyay wax soo saarka, gaar ahaan qudaarta. waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/05/Warbixinta-qudaarta-By-Shiine-1.mp3 Share this:FacebookX