Faah faahin dheeraad ah oo laga helayo dab ka kacay Suuqa Bakaaraha.

0
35

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Gobolka banaadir Oo Kaashanaya Kan degmada howl wadaag shirkada hormud iyo Qaarkamid ah shacabka magaalada muqdisho ayaa ku guulestay daminta dab xoogan oo shaay galinkii dame  ka kacay suuqa bakaaraha sigaar ah qeybta Suuqa Daawada

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here