Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dumarka Soomaaliyeed ayaa ah kuwo inta badan kaga duwan Haweenka dunida sarashada cilaanka, Mudooyinkii dambe waxaa soo badanayay gabdhaha Soomaaliyeed ee baranaya hababka kala duwan ee loo qurxiyo durmarka
waxaa soo jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow.