Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaarada Tamarta Macdanta iyo Biyaha Dowlad goboleedka Puntland Liibaan Muuse Boqor oo ay Weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiirda iyo Barlamaanka Puntland, ayaa Deegaanka Meeladeen ee Degmada Iskushuban Ka dhagax dhigay Ceelbiyood laga Hirgelinaayo Deeegaankaas,
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.