Biyaha Roobka oo Saameyay Barakacayaasha ku Nool Magaalad Jowhar

0
37

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Xili maalmahii ugu dambeyyay magaalada Jowhar ay ka da’ayeen roobab xooga ayaa waxaa uu saameyn xoogan ku yeeshay barakacayaashada ku kaamamka ku yaala Magaadani.

Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here