Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Howlaha guud dib udhiska iyo guriyeenta jubbaland ayaa Tababar Aqoon is weydaarsi ah oo ku saabsan hananka Daraasaynta Suurta-galnimadda Mashaariicda Dhismaha Degmooyinka Jubbaland u qabatay qaar ka mid ah Howl-wadeenada Dowlada Hoose ee degmada Kismaayo Shaqaalaha Wasaaradda howlaha guud, iyo Xubno ka socday Hay’ada Dhulka Jubbaland.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.