Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda inter ayaa si qurux badan iyaga xaadirisay final-ka Champions League kadib guul ay ka gaadhay Inter.
Kulanka ayaa ahaa mid ay labada kooxood kala qaybsadeen isla markaas midba qayb si fiican u ciyaartay.
Qaybta hore Inter ayaa ahayd kooxda fiican waxana ay ka awood badnayd kooxda Barcelona kulan ay wax walba ka sameeyeen.
Daqiiqadii
21-aad ayay Inter Milan dhalisay goolka 1-aad waxana u dhaliyay xiddiga Lautaro Martinez kaas oo ciyaarta ka dhigay 1/0.
Kooxda Inter ayaa daqiiqadii 45-aad dhalisay goolka 2-aad waxana u dhaliyay xiddiga Hakan Calhanoglu kaas oo ciyaarta ka dhigay 2/0.
Waxa sidaas ku dhamaatay qaybta hor ee ciyaarta oo ay Inter ahayd kooxda fiican kana awooda badan Inter