Wasaaradda beeraha Soomaaliya oo kulan dhiirigalin uqabatay dhalinyarada baratay cilmiga beeraha.

0
43

Jowhar – ( Radio Isanay ) – Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS. ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay kulan muhiim ah oo ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah ardayda dhigata cilmiga beeraha ee jaamacadaha dalka.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here