WARARKA Ganacsatada Jowhar oo loogu Baaqay in ay joojiyan ka ganacsiga daawooyinka daroogada. By admin - May 4, 2025 0 59 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay )- Dhalinayarada ku nool magaalada Jowhar ayaa Baaq udiray guud ahaan ganacsatada ku nool magaaadan taas oo ah in ganacsatada ay joojiyan ka ganacsiga daawooyinka darooga. waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/05/WARKA-MACLOW-AXADA-SO-SOCOTO-1.mp3 Share this:FacebookX