Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qoysaska ku nool deegaanka dhoobe oo ka mid ah deeganada hoos yimaado magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa wajahaya xaalado biyo yari iyagoo hada ay isticmaalaan biyo aay ka keensadaan meelo fog.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdiwaha Caddow.