Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalintani waa maalin lagu dabaaldego xorriyadda saxaafadda, lagu sharfayo suxufiyiinta, isla markaana lagu kiciyo wacyiga ku saabsan doorka warbaahintu ku leedahay horumarka waara iyo ilaalinta xuquuqda aadanaha ee aasaasiga ah.
Waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.