WARARKA Barakacayaal ku nool Jowhar oo codsaday in caruurtooda laga taageero waxbarashada. By admin - May 3, 2025 0 110 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kaamka Balguri waxa uu ka mid yahay kaamka barakac ee ku yaala xaafadda Horseed ee Magaalada Jowhar, caruurta ku nool kaamkaas ayaa ah kuwa an heysan gooba ay ku bartaan. waxaa soo jeedineysa: – Sahro cabdi. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/05/warbixinta-baalguri-by-sahro-3.mp3 Share this:FacebookX