Kulan looga Hadlayay Doorashada Qof iyo Cod oo Muqdisho lagu qabtay.

0
7

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha degmad Hodan ee gobolka banaadir ayaa kulan ka qatay bulshada ku dhaqan degmadaas

Kulanka oo ay kasoo qeyba galaneeyna odiyaasha dhaqanka degmad waxgaradka dhalinyarada haweenka ayaa loogu arinsaday xaladah ka jira degmad iyo sidii bulshada loogu wacyi galin lahaaa ka qeyba galka dorashad qof iyo cod islamarkan isku diwan galin lahayeen.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here