Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Barakacayaasha ku nool kaamamka ku yaal degmada Jowhar ayaa xilligan wajahaya xaalado adag, ka dib markii uu saameyn ku yeeshay roobabkii guga’ ,maadaama ay hooy ahaan u dagan yihiin cooshado.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.