Faah faahin dheeraad ah oo laga helayo Dab khasaaro geystay oo ka kacay Baladweyne.

0
39

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Howlwadeennada gaadiidka dab damiska ee magaalada Baladweyne ayaa ku guuleystay inay xakameeyan dab ka kacay guri ku yaalla xaafadda Buundoweyn kaasoo geystay burburka khasaaro hantiyadeed.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here