Urur ka howlgala Jowhar oo wadda qorshe lagu caawinayo dadka danyarta.

0
44

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Axmed Maxamuud Caraale Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Jowhar Ee Marka La soo Gaabiyo Loo yaqano  JOYO Oo wareysi gaara siiyey warbaahinta Isnaay ayaa tilmaamay in urur bulsheedkoOda uu wado qaban qaabada wacigalinta balaaran oo ku aadan samafalka iyo taagerida danyarta.

Waxaa soo jeedinaya Cabdifitax AXmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here