Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhallinyarada,odayaasha iyo maamulka tuulada lafoolle oo kamid ah tuulooyinka hoosyimaada magaalada Baladweyne ayaa si isku tashi ah ku bilaabay dhismaha Buundada Xabiiba Aadan oo muhiim u ah bulshada tuuladaasi.
waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.