ku dhawaan 25 Suxufiyiin ah oo Tababar loogu soo gaba -gabeeyay Muqdisho

0
38

Jowhar- (Isnaay Radio) – Aqoon isweydaarsigani oo ay ka faa’iidaysteen ilaa 25 suxufiyiin ah oo ka socday Warbaahinta gaarka loo leeyahay iyo Warbaahinta Qaranka ayaa diiradda lagu saaray horumarinta kaalinta Warbaahinta ee baahinta Wararka iyo Barnaamijyada la xiriira doorashooyinka dalka.

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here