Haweenka Jowhar oo ka hadlay doorka ay ka qaatan kobaca dhaqaallaha.

0
50

Jowhar- (Isnaay Radio) -Haweenka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku nool Jowhar, waxay door muuqda ka qaataan kobaca dhaqaalaha dalka. Ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexeba waxay qayb muhiim ah ka yihiin dhaqaalaha qoysaska iyo bulshadaba.

Waxaa SooJeedinaya:- Nuur Maxamed Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here