Bulshada Dhoobley oo loogu baaqay inay ka fogaadaan Goobaha Wasaqeysan

0
26

Jowhar- (Isnaay Radio) – Dr Muuse Cabdi garas oo kamid ah Dhaqaatiirta ka howlagala xarumaha caafimaad ee ku yaala Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa Bulshada Degmada ugu baaqay inay ka fogaadaan goobaha ay nadaafadoodu hoo seeyso si loo heelo Bulsho caafimaad qabta.

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here