Wasaaradda Haweenka KGS oo Daahfurtay aqoon Isweydaarsiga Xuquuqda Caruurta.

0
8

Jowhar- (Isnaay Radio) Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Dowladda Koonfur Galbeed Marwo Shamso Mohamed Yarow ayaa Magaalada Baydhabo ka Daahfurtey Aqoon-is-weydaarsiga ururada bulshada rayidka
ah oo ku saabsan Hindise Sharciyeedka Xuquuada Carruurta ee KGS oo ay wado diyaarintiisa Wasaaradda haweenka

Warbixintaan Waxaa inoo soo Jeedinaya:- Nuur Maxamed Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here