Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabadan oo aheyd mid lagu xusayey maalinta Duumada aduunka oo ujeed keedu ahaa in bulshada lagaga wacyi galiyey halista Cudurka iyo xakamayntiisa ayaa lagu qabtey magalada garoowe Xarunta Puntland.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.